buchspektrum Internet-Buchhandlung

Neuerscheinungen 2018

Stand: 2020-02-01
Schnellsuche
ISBN/Stichwort/Autor
Herderstraße 10
10625 Berlin
Tel.: 030 315 714 16
Fax 030 315 714 14
info@buchspektrum.de

Milena Rampoldi

Antizionistische Fragmente / Jabitaanka Anti-Sionistka


5. Aufl. 2018. 76 S. 210 mm
Verlag/Jahr: EPUBLI 2018
ISBN: 3-7467-4004-5 (3746740045)
Neue ISBN: 978-3-7467-4004-1 (9783746740041)

Preis und Lieferzeit: Bitte klicken


Antizionistische Fragmente - Somali Translation - German original
Antizionistische Fragmente waa qeylo dheer oo qaylo-dhaan u ah xanuunka qotoda-dheer ee ay dareemeen nafta wada jirka ah ee dadka reer Falastiin kuwaas oo ku dhawaad toddobaatan sanno ayaa lagu soo rogay Ciribtir qoomiyadadeed taaso udiidaysa dhaxalkooda, taariikhdooda, iyo xuquuqdooda aadanaha. Waa qeylo oo qiraya aqoonsiga dadka Falastiiniyiinta ah ee xubin ka ah qoyska bani´aadamnimada inay xaq u leeyihiin sharaf ahaaneed oo leh xuquuqda siman ee aan la dabaqi karin taas oo aasaasi u ah xorriyadda, caddaaladda iyo nabadda adduunka; qaylo dheer oo muddo dheer iska indha tireen laba wajiilayaasha, hoggaamiyeyaasha laba-geesoodka ah ee siyaasadda iyo diinta; iyo qaylo xanuun daran oo ay tahay in aan wada dhageysto dhammaanteen oo dhan iyo taabashada qalbiga dhabta ah ee aadanaha. Antizionistische Fragmente waa dhajinta iyo daboolida mawduucyo culus oo si khaas ah u muujinaya dacsanaan la´aanta ruuxda dadka - kuwaas oo inkastoo dhammaan khilaafaadka iyaga ka soo horjeeda ay ka mid yihiin ixtiraam la´aan ah dunida inteeda kale- si kastaba ha ahaatee waxay go´aansadeen in ay ku noolaadaan oo ay qabtaan wixii ka haray dhaqankooda taas oo ah kuwa soo horjeeda Sionistka aan horay loo burburinin la xadin iyadoo la xiganayo qoraallada ay qoreen Yuhuud sheeganayso in ay doorteen Ilaah oo iyaga siiyey Falastiin.
Rampoldi, Milena
Dr. Phil. Milena Rampoldi, 1973 in Bozen geboren, studierte in Italien Theologie, Pädagogik, Philosophie und Orientalistik, um dann in Wien zum Thema der arabophonen Korandidaktik im deutschen Sprachraum zu promovieren. Sie arbeitete als Fremdsprachlehrerin . 2014 gründete sich den Verein ProMosaik e.V. für die interkulturelle Kommunikation (www.promosaik.com). Die Themen ihrer Bücher beziehen sich im Beson-deren auf die islamische Religion, Kultur und Geschichte und auf den islamischen Feminismus und die Menschenrechte. Sie verfolgt mit ihren Texten das Ziel des Dialogs zwischen den Religionen und ist der Überzeugung, dass man durch die Annäherung an die Geschichte auch die Gegenwart besser verstehen kann, um eine Zukunft im Sinne der Gerechtigkeit und des Friedens aufbauen zu können.